BBC 11:00 AM
BBC 14:00 AM
BBC 18:00 PM


» Albisri.4t.com

» AllPuntland
» Allsomali.com
»
Arlaadi Online
»
Arlaadinet 
» Afgoi.com
» Ahlusunna.org
» Amin Art
» Bakaaraha
»
Barawapost

» Banaadiri

» Baafin.com

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» Nuurudiin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warshiikh

Kooxda la baxday Badbaadinta Caabudwaaq oo la beeniyey war aay qaybiyeen


Kooxda la baxday Badabaadinta Caabudwaaq ee sheegatay in ay Taageereen Culumaa’udiinka Ahlusuna Waljamaaca ayaa waxaa beeniyay Ahlusuana waxaana oo Tiri , wax ay na Taageereen malahan waana Wahaabiyo is Aruursatay.

Kooxsaan la baxday badbaado ayaa waxaa ay saxaafada galiyeen in ay taageero ka geeysteen darayska ay ku labisan yihiin ciidamada Ahlusuna waljamaaca ee degmada Caabudwaaq laakiin ma ahan midaasi wax jira waa been abuurkii lagu yiqiinay khawarijta , Suniyiintuna maanta wahaabiyo kaalmo kama dhaxayso ee waxaa ka dhaxeeya waa holac iyo dagaal midaasna waa buro’bogaando raqiis ah oo ay suuq geeyeen khawaariijtu.

Sargaal sare oo ka tirsan madaxda Ahlusuna waljameeca ee ku sugan gudaha magaalada caabudwaq sheekh Aden Qudubi ayaa waxaa uu sheegay in aysan wax kaalmo ah ka helin kooxda wahaabiyada ee la baxday magaca Badbaadada Caabudwaaq waxaana uu sheekhu sheegay in Ahlusuna waljameeca ay taageero ka helaan alle subxaana wa tacaalaa thaaniyana ay taageero ka helaan shacab weeynaha Ahlusna waljameeca ee ku firirsan dunida dacaladeeda.

Si kastyaba ha ahaatee waxaa ah wax lagu qoslo qiyaanada wahaabiayda ay soo bandhigeen laakiin ma ahan mid suniyiintu u dulqaadan karaan waaana uga digaynaa qof ka mid ah ururkaas hadii lagu arko meelaha ay ka taliyaan Ahlusuna waljameeca in ay tilaabo adag ka qaadi doonaan ulana dhaqmi doonaan sidii iyagoo qabtay sarkaal sare o ka tirsan Khawaarijta Al-shabaabka.

 

 

 

 

 

Cabdullahi Adan (cabdullahia@hotmail.com)

Macallim Maxamud Sh.Xasan

Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca


Sh: Maxamud Cali Waceys


Macallim Siciid


Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan


waxeeyna intaas ku dareen in


Sh:axmed Mataan

Gudoomiyaha ahlusunna waljamaaca ee UK


Sh:Cali Nuur Cilmi


Shekh Muuse Xaaji


Sh.Cali Looboge iyo Sh.C/Qadir M.Nuur


Sh.Maxamud Guriceel


Sheekh Cabdiraxiim


Macallim Maxamedamiin


Macallim Maxamed(Digsi)