BBC 11:00 AM
BBC 14:00 AM
BBC 18:00 PM


» Albisri.4t.com

» AllPuntland
» Allsomali.com
»
Arlaadi Online
»
Arlaadinet 
» Afgoi.com
» Ahlusunna.org
» Amin Art
» Bakaaraha
»
Barawapost

» Banaadiri

» Baafin.com

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» Nuurudiin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warshiikh


MUANAASABADDA MOWLIIDKA OO SI BALLAARAN LOOGU DHIGAY MAGALADA ADDIS ABABA EE DALKA ETHIOPIA .
 
 

Mowliidka Nabiga


Munaasabad si heersare ah loo soo agaasimay oo ay soo qaban qaabiyeen muslimiinta ku nool dalkan ethiopia , laguna waynaynayey dhalashadii nabigeennii subanaa SCW ayaa waxa lagu qabtay masjidka weyn ee JACFAR ee ku yalla magalada Addis ababa gar ahaan xafada boly


 
 
 Mid ka mid ah Culimada 

Xafladan oo ay ka soo qeybgaleen kumanaan qofood oo muslimiin ah ayaa waxaa lagu furfuray aayadaha Qur'aanka kariimka ah iyo saliga  Nabiga NNKH , kadibna waxaa si isdaba joog ah u bilaabmay Khudbadaha diiniga ah oo umadda islaamka ah looga waramayey siiradii nabigeennii suubanaa SCW , iyo Sida uu umadda uu naxariis ugu ahaa .

Imaamka Masjidka Jacfar Sh.Maxamed oo Qasiido Nabi ammaan qaadaya

Culumadii waaweyneed ee Munaasabadaasi kalmadahooda qaaliga ah ka soo jeediyey waxaa ka mid ahaa Sh : c/raxmaan Jigjiga ( Waacid )  , Sh. C.xakiim macallim aadan ( Mudarriska kutubta Islaamka ) Sh. Muxammed alkhaliifa ( oo kamid ah guddiga masjidka ) iyo sh.maxmed suufi ( Khadiibka masjidka ) iyo mashaaikh kale , oo intaba umadda muslimiinta meel walba oo ay joogaan ku baraarujiyay in ay wayneeyaan oo ay ka sheekeeyaan nabigoodii muxammed ahaa SCW , Nabigana waa mid ka umadda u shafeecaya maalinta aan wax kale oo kuu shafeecaya la waynayo .


 
Sheekh Maxamed Al-khaliifa

Xafladan ayaa waxa ay ku soo gabagabowday si heersare ah , ayadoo gabagabadiina halkaansi laga qaaday madaaix badan iyo salawaat , lagu amaanayo khayru khalqillaahi muxammed SCW .

 

Muslimiintii ka soo qayb gashay

 W/ Q: Wariye Axmed Mahdi Maxmed iyo Xafiiska warfaafinta ee Culumada ahlusunna wal-jamaacah ee dalkan Ethiopia Sh. Cabdi fataax maxmed khaliif

 

 

 

Tel : 002511987529 Email : axmedmbc@hotmail.com , cabdifitaax_12@hotmail.com
         ADDIS ABABA - ETHIOPIA

Macallim Maxamud Sh.Xasan

Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca


Sh: Maxamud Cali Waceys


Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan



Sh:axmed Mataan

Gudoomiyaha ahlusunna waljamaaca ee UK


Sh:Cali Nuur Cilmi


Shekh Muuse Xaaji


Sh.Cali Looboge iyo Sh.C/Qadir M.Nuur


Sh.Maxamud Guriceel