BBC 11:00 AM
BBC 14:00 AM
BBC 18:00 PM


» Albisri.4t.com

» AllPuntland
» Allsomali.com
»
Arlaadi Online
»
Arlaadinet 
» Afgoi.com
» Ahlusunna.org
» Amin Art
» Bakaaraha
»
Barawapost

» Banaadiri

» Baafin.com

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Codk Somali

» Cayaaraha

» Cadaado

» CeelBuur

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet

» 2garre
» Gedonet

» Gedohomepage

» Geeska Afrika

» Goldogobsite

» Goobjoog

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Kartuun.com

» Kasmo(Wargeys)

» Lafoole.com

» Marka Caddeey

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» Nuurudiin

» nuuruliimaan
» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

»Shabelle

» Shariica.com

»Somaliweyn

»Waagacusub

»Warshiikh

Shir dhagareed ay Wahaabiyada Beesha Sade Hogaaminaysay ayaa ka dhacay London UK

Shir dhagareed ay Wahaabiyada beesha Sade Hogaaminaysay ayaa ka dhacay Magaalada London ee Waddanka Ingiriiska , kaas oo Qorshihiisu ahaa in lagu Burburiyo Maamulka Ahlusuna Waljamaaca ee ka Jira Degmada Caabudwaaq, waxaana Shirkaasi uu Daba joogay Shirkii 28 May ka dhacay Maraykanka.

 

 

Shir ka dhacay magaalada London ayaa waxaa soo agaasimay wahaabiyada ka soo jeeda beesha Sade waxaana uu hadafkoodu ahaa sidii ay ku bur burin lahaayeen Maamulka Ahlusuna waljamaaca ee ka tilaya Degmada Caabduwaaq ee Gobolka Galgaduud.

 

Khawaariijta beesha Sade ayaa waxaa ay wadaan isku dayo ay ku doonayaan in ay ku baabi’iyaan nabada ka jirta degmada caabudwaaq iyo nasriga uu alle ugu soo dhiibady deegaankaasi culumaa’udiinka Ahlusuna waljamaaca.

 

28 May ayaa waxaa sidaan oo kale shir ay wahaabiyada ku qabteen Columbus kaas oo ay ku doonayeen in ay Carqaladeeyaan Maamulka suniyiinta ee ka jira gobolka galgaduud kaas oo si weyn ay ugu resyteen dadka deegaanka islamarkaasna dadka ku dhaqan gobolkaas siiyay kalsooni buuxda.

 

Saraakiil iyo aqoon yahano ka tirsan beesha Sade ayaa waxaa ay cambaareeyeen shirarkan ay soo agaasimtay wahaabiyada kuna doonayaan in ay ku carqaladeeyaan hanaanka hurumarineed ee ay maamulka Ahlusuna waljamaaca ay ka wadaan degmada caabudwaaq waxaana saraakiishaasi ka mid ahaa Col. Osman iyo C/laahi Nuur.

 

Shirkaan wahaabiyada ee London ayaa waxaa ay khawaarijtu ku doonayeen in ay ku helaan lacago ay ku fangareeyaan wahaabiyadooda joogta gudaha wadanka soomaaliya waxaana ay dadka ay iskugu yeereen ay u sheegeen in hadafkooda uu yahay in ay wax u qabtaan dadka u dhashay beesha ee ku tabaaleeysan gobolada soomaaliya ee ay beeshu degto , laakiin waxaa is weeydiin mudan sababta hada keentay in wahaabiyadu yiraahdaan Beesha ayaan wax u qabaneynaa iyada oo uu deegaanku leeyahay kala dambeeyn iyo maamul wanaagsan oo cadaalad u ah dadka deegaanka oo dhan.

 

Ugu dambeyn waxaan Bahweynta Beesha Sade uga digeynaa in aaysan ku kadsoomin Dhagarta Wahaabiyada ku doonayaan Dhaqaale aay ku Howlgeliyaan Khawaarijta aay bahwadaagta yihiin ee Shabaab iyo Xizbusheydhaan si aay ugu xasuuqaan Shacabka Soomaaliyeed ee aan waxba galabsan, Ciddii rabta in aay Deegaankii wax u qabatana aay la xiriirto Maamulka halkaa ka jira ee aay Gar wadeenka ka yihiin Culuma´udiinka Ahlusunna waljamaaca.

 

 

 

 

Cabdullahi Adan (cabdullahia@hotmail.com)

 

 

Xaruunta Wararka Shaaficiyah

Macallim Maxamud Sh.Xasan

Guddoomiyaha Ahlusunna waljamaaca


Sh: Maxamud Cali Waceys


Macallim Siciid


Sh:C/Risaaq Yuusuf Aadan


waxeeyna intaas ku dareen in


Sh:axmed Mataan

Gudoomiyaha ahlusunna waljamaaca ee UK


Sh:Cali Nuur Cilmi


Shekh Muuse Xaaji


Sh.Cali Looboge iyo Sh.C/Qadir M.Nuur


Sh.Maxamud Guriceel


Sheekh Cabdiraxiim


Macallim Maxamedamiin


Macallim Maxamed(Digsi)